last masage

“Aragtida Dhalinyarada Soomaaliyeed Waxay balan qaadaysaa wax qabadyo nabdoon, si dib loogu soo celiyo firfircoonidii iyo hal abuurkii dhalinyarada ay lahaan jireen, hal kudhigeenu waa; Abuur Soomaaliyada aad rabto in aad ku noolaato”.

BARNAAMIJYADA

   Waxaan samaynaynaa barnaamijyo ku dhisan dhaqan nabadoon, iyadoo loo marayo warbaahinta iyo doodaha madasha “TALO WADAAG & XALDOON” ee lagu xulanayo hadba dadka sumcada ku dhex leh bulshadeena