Maamuuska Haldoorka Gabdhaha Soomaaliyeed 2016

Is bogaadintu waa shey qaali ah, waana shidaalka ay bulsho ku hormarto, waa miisaanka aragtida dheer ee lagu cabiro is ogalaanshaha iyo wax isku quurista dadnimo ee nagubeeran, waana arin aad u wayn oo waayahaan ka maqan dadkeena iyo dalkeenaba, sidaas darteed Ayaan u go’aansanay in aan noqo taageerayaasha hal abuurada kala duwan oo ay [...]